{"id":10689,"date":"2026-07-08T11:32:35","date_gmt":"2026-07-08T08:32:35","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10689"},"modified":"2026-07-08T11:38:47","modified_gmt":"2026-07-08T08:38:47","slug":"nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/","title":{"rendered":"Nuqullo ka  mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ah goob cilmiyeed loogu talaggalay kobcinta akhriska, aqoonfaafinta, dhiirrigalinta qorayaasha iyo turxaanbixinta adeegsiga habdhigaalka af Soomaaliga ayaa loogu deeqay nuqullo ka mid ah buugga <strong>Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida<\/strong> oo 6\/7\/2026, lagu soo bandhigay masraxa Shariif Saalax ee jaamacadda ummadda Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha jaamacadda Jobkey Prof. Cabdicasiis Caagane Cabdisamad iyo aqoonyahan Dr. Shuceyb Cabdiraxmaan Cabdulle oo ku hadlayay magaca qalinjabiyaasha ardayda dugsiga Axmed Gurey ayaa in ku dhaw (30) nuqul oo kamid ah buugga <strong>Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida<\/strong> ugu deeqay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Agaasimaha waxbarashada Akademiyada iyo maamulka maktabadda AGA C\/qaadir Cabdi Axmed (Jubba) iyo Maxamedwali Shiikh Cabdirashiid oo goobjoog ka ahaa munaasabadii lagu wareejinayay nuqullada buugaasi ayaa u mahadnaqay aqoonyahannada buugaagta ugu deeqday maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ah goob cilmiyeed loogu talaggalay kobcinta akhriska, aqoonfaafinta, dhiirrigalinta qorayaasha iyo turxaanbixinta adeegsiga habdhigaalka af Soomaaliga ayaa loogu deeqay nuqullo ka mid ah buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo 6\/7\/2026, lagu soo bandhigay masraxa Shariif Saalax ee jaamacadda ummadda Soomaaliyeed. Guddoomiyaha jaamacadda Jobkey Prof. Cabdicasiis Caagane Cabdisamad iyo aqoonyahan Dr. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10690,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ah goob cilmiyeed loogu talaggalay kobcinta akhriska, aqoonfaafinta, dhiirrigalinta qorayaasha iyo turxaanbixinta adeegsiga habdhigaalka af Soomaaliga ayaa loogu deeqay nuqullo ka mid ah buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo 6\/7\/2026, lagu soo bandhigay masraxa Shariif Saalax ee jaamacadda ummadda Soomaaliyeed. Guddoomiyaha jaamacadda Jobkey Prof. Cabdicasiis Caagane Cabdisamad iyo aqoonyahan Dr. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-07-08T08:32:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-07-08T08:38:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/WhatsApp-Image-2026-07-08-at-11.10.35.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1025\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA\",\"datePublished\":\"2026-07-08T08:32:35+00:00\",\"dateModified\":\"2026-07-08T08:38:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/\"},\"wordCount\":135,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/\",\"name\":\"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-07-08T08:32:35+00:00\",\"dateModified\":\"2026-07-08T08:38:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ah goob cilmiyeed loogu talaggalay kobcinta akhriska, aqoonfaafinta, dhiirrigalinta qorayaasha iyo turxaanbixinta adeegsiga habdhigaalka af Soomaaliga ayaa loogu deeqay nuqullo ka mid ah buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo 6\/7\/2026, lagu soo bandhigay masraxa Shariif Saalax ee jaamacadda ummadda Soomaaliyeed. Guddoomiyaha jaamacadda Jobkey Prof. Cabdicasiis Caagane Cabdisamad iyo aqoonyahan Dr. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-07-08T08:32:35+00:00","article_modified_time":"2026-07-08T08:38:47+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1025,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/WhatsApp-Image-2026-07-08-at-11.10.35.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA","datePublished":"2026-07-08T08:32:35+00:00","dateModified":"2026-07-08T08:38:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/"},"wordCount":135,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/","name":"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-07-08T08:32:35+00:00","dateModified":"2026-07-08T08:38:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/nuqullo-ka-mid-ah-buugga-sooyaalka-qowmiyadda-soomaalida-oo-loogu-deeqay-maktabadda-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nuqullo ka mid ah Buugga Sooyaalka Qowmiyadda Soomaalida oo loogu Deeqay Maktabadda AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10689"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10689"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10693,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10689\/revisions\/10693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}