{"id":1068,"date":"2018-12-12T13:28:50","date_gmt":"2018-12-12T13:28:50","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1068"},"modified":"2018-12-12T13:32:13","modified_gmt":"2018-12-12T13:32:13","slug":"safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","title":{"rendered":"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA)"},"content":{"rendered":"<h4>Safiirka cusub ee Dawladda Turkiga wakiilka uga ah wadanka Soomaaliya Ambaasadore Mehmet Y\u0131lmaz ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 12\/12\/2018 waxa uu booqasho ku yimid xarunta ku-meel-gaarka-ah ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Danjire Mehmet Y\u0131lmaz ayaa xarunta dhexe ee Akadeemiyada Aga waxaa si diirran oo kalgacal leh ugu soo dhaweeyay masuulyiin ka tirsan madaxda sare ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4>Madaxa Teknoolajiyada Aga Caaqil Axmed Faarax Saalax iyo Xoghaynta Guud ee Akadeemiyada Seynab Xaaji Axmed (Ugbaad)\u00a0 ayaa Safiirka uga warbixiyay hawlaha ay u xil saaran tahay \u00a0Akadeemiyada, dalalka ay \u00a0ka hawl gasho, waxqabadkeeda iyo dadaaalka ay ugu jirto daryeelka \u00a0afka Soomaaliga, iyaga oo halkaasi ku guddoonsiiyay haddiyado kala duwan oo isgu jiray Buuggaag ay soo saartay Akadeemiyada, Nuqulo ka mid ah Warsidaha Aga iyo qalabka hiddaha dhaqanka Soomaalida.<\/h4>\n<h4>\u00a0Ambaasadore Mehmet Y\u0131lmaz oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inu ku faraxsan yahay inuu soo booqdo xarunta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, waxaana uu Akadeemiyada ku bogaadiyay dadaalka ay ugu jirto u hiilinta afka Soomaaliga, isagoo balanqaaday inuu gacan ka gaysan doono shaqoooyinka ay qabato Akadeemiyada Aga.<\/h4>\n<h4>Booqashada \u00a0Safiirka ayaa la xiriirtay sidii uu xog-ogaal ugu noqon lahaa hawlaha ay qabato Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, waxayna booqashadaasi aheyd mid sii adkaynaysa xiriirka ka dhaxeeya Akadeemiyada iyo Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1069\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48091937_351343642083250_7224248237274693632_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48091937_351343642083250_7224248237274693632_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48091937_351343642083250_7224248237274693632_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48091937_351343642083250_7224248237274693632_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1070\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48076041_348639989258514_6527314549966635008_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"825\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48076041_348639989258514_6527314549966635008_n.jpg 719w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48076041_348639989258514_6527314549966635008_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1071\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48226574_220812898801463_2381271293585522688_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48226574_220812898801463_2381271293585522688_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48226574_220812898801463_2381271293585522688_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48226574_220812898801463_2381271293585522688_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka cusub ee Dawladda Turkiga wakiilka uga ah wadanka Soomaaliya Ambaasadore Mehmet Y\u0131lmaz ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 12\/12\/2018 waxa uu booqasho ku yimid xarunta ku-meel-gaarka-ah ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. Danjire Mehmet Y\u0131lmaz ayaa xarunta dhexe ee Akadeemiyada Aga waxaa si diirran oo kalgacal leh ugu soo dhaweeyay masuulyiin ka tirsan madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1070,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka cusub ee Dawladda Turkiga wakiilka uga ah wadanka Soomaaliya Ambaasadore Mehmet Y\u0131lmaz ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 12\/12\/2018 waxa uu booqasho ku yimid xarunta ku-meel-gaarka-ah ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. Danjire Mehmet Y\u0131lmaz ayaa xarunta dhexe ee Akadeemiyada Aga waxaa si diirran oo kalgacal leh ugu soo dhaweeyay masuulyiin ka tirsan madaxda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-12-12T13:28:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-12-12T13:32:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48076041_348639989258514_6527314549966635008_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA)\",\"datePublished\":\"2018-12-12T13:28:50+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-12T13:32:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"},\"wordCount\":216,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\",\"name\":\"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-12-12T13:28:50+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-12T13:32:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Safiirka cusub ee Dawladda Turkiga wakiilka uga ah wadanka Soomaaliya Ambaasadore Mehmet Y\u0131lmaz ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 12\/12\/2018 waxa uu booqasho ku yimid xarunta ku-meel-gaarka-ah ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. Danjire Mehmet Y\u0131lmaz ayaa xarunta dhexe ee Akadeemiyada Aga waxaa si diirran oo kalgacal leh ugu soo dhaweeyay masuulyiin ka tirsan madaxda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-12-12T13:28:50+00:00","article_modified_time":"2018-12-12T13:32:13+00:00","og_image":[{"width":719,"height":960,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/48076041_348639989258514_6527314549966635008_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA)","datePublished":"2018-12-12T13:28:50+00:00","dateModified":"2018-12-12T13:32:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"},"wordCount":216,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","name":"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-12-12T13:28:50+00:00","dateModified":"2018-12-12T13:32:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-booqday-xarunta-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAFIIRKA DAWLADDA TURKIGA EE SOOMAALIYA OO BOOQDAY XARUNTA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1068"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1072,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1068\/revisions\/1072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1070"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}