{"id":10667,"date":"2026-06-23T13:09:00","date_gmt":"2026-06-23T10:09:00","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10667"},"modified":"2026-06-23T13:11:26","modified_gmt":"2026-06-23T10:11:26","slug":"guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/","title":{"rendered":"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiya Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 23\/6\/2026, waxa uu maamulka maktabadda AGA uu ku wareejiyay nuqullo ka mid ah buugaagta kala ah Agnaanyahan iyo Qadan.<\/h4>\n<h4>Dr. Xuseen Wadaad oo wareejintaas kaddib, halkaasi ka hadlay ayaa caddeeyay in buugaagta uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA inay ka kala yimaadeen Bashiir iyo Sadra oo ka mid ah bahda Laashin, isagoo u mahadnaqay qoraayaasha buugaagtooda ku deeqay maktabadda Akademiyada.<\/h4>\n<h4>Maamulaha maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Maxamedwali Shiikh Cabdirashiid oo guddoomay buugaagtaasi ayaa sheegay inay maktabadda AGA soo dhaweynayso qoraa kasta oo ugu deeqayo buuggiisa, isagoo caddeeyay akhristayaal badan inay ka faa\u2019iidaysan doonaan buugaagta cusub ee la soo gaarsiiyay maktabadda Akademiyada.<\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiya Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 23\/6\/2026, waxa uu maamulka maktabadda AGA uu ku wareejiyay nuqullo ka mid ah buugaagta kala ah Agnaanyahan iyo Qadan. Dr. Xuseen Wadaad oo wareejintaas kaddib, halkaasi ka hadlay ayaa caddeeyay in buugaagta uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA inay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10670,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiya Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 23\/6\/2026, waxa uu maamulka maktabadda AGA uu ku wareejiyay nuqullo ka mid ah buugaagta kala ah Agnaanyahan iyo Qadan. Dr. Xuseen Wadaad oo wareejintaas kaddib, halkaasi ka hadlay ayaa caddeeyay in buugaagta uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA inay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-23T10:09:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-06-23T10:11:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-23-at-13.02.50-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"728\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada\",\"datePublished\":\"2026-06-23T10:09:00+00:00\",\"dateModified\":\"2026-06-23T10:11:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/\"},\"wordCount\":127,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/\",\"name\":\"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-06-23T10:09:00+00:00\",\"dateModified\":\"2026-06-23T10:11:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiya Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 23\/6\/2026, waxa uu maamulka maktabadda AGA uu ku wareejiyay nuqullo ka mid ah buugaagta kala ah Agnaanyahan iyo Qadan. Dr. Xuseen Wadaad oo wareejintaas kaddib, halkaasi ka hadlay ayaa caddeeyay in buugaagta uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA inay ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-06-23T10:09:00+00:00","article_modified_time":"2026-06-23T10:11:26+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":728,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-23-at-13.02.50-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada","datePublished":"2026-06-23T10:09:00+00:00","dateModified":"2026-06-23T10:11:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/"},"wordCount":127,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/","name":"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-06-23T10:09:00+00:00","dateModified":"2026-06-23T10:11:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiya-kuxigeenka-aga-oo-buugaag-cusub-ku-wareejiyay-maktabadda-akademiyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10667"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10669,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10667\/revisions\/10669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}