{"id":10653,"date":"2026-06-11T13:43:26","date_gmt":"2026-06-11T10:43:26","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10653"},"modified":"2026-06-11T14:06:16","modified_gmt":"2026-06-11T11:06:16","slug":"xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/","title":{"rendered":"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud"},"content":{"rendered":"<h4>Madal aqooneed loogu talaggalay gorfaynta buugga \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga Guud&#8221;, ayna ka soo qaybgaleen aqoonyahanno, qorayaal, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale ayaa 10\/6\/2026, waxaa lagu qabtay xarunta maktabadda Dhaxalreeb ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>\u00a0Ugu horreyn, waxaa madashaas ka hadlay qoraaga buugga Habdhigaalka Guud Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo si kooban uga warbixyay nuxurka uu xambaarsan yahay buugiisa, isagoo si gaar ah ugu mahadnaqay maktabadda Dhaxalreeb oo soo agaasintay gorfaynta lagu samaynayay buugiisa.<\/h4>\n<h4>Falanqeeyaasha kala ah: Axmed Cabdi Maxamed, Maxamed Axmed Dirir, C\/qaadir Jubba iyo Mustafa fayruus oo soo wada akhriyay buugga la gorfaynayay ee Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud ayaa ka qaybgalayaasha la wadaagay ammaan iyo dhallil hadba waxa uu leeyahay buugaasi, waxayna caddeeyeen inuu buugaasi yahay mid waxtar badan u leh bulshada Soomaaliyeed, iyagoo qiray in si cilmi ah oo ku dhisan hannaan farshaxnimo loo qorey buugaasi.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah ka qaybgalayaashii madashaasi ayaa su\u2019aallo kala duwan weydiiiyay qoraha buugaasi Barasare Cabdalla Mansuur, iyadoo uu isna uga jawaabay.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madal aqooneed loogu talaggalay gorfaynta buugga \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga Guud&#8221;, ayna ka soo qaybgaleen aqoonyahanno, qorayaal, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale ayaa 10\/6\/2026, waxaa lagu qabtay xarunta maktabadda Dhaxalreeb ee magaalada Muqdisho. \u00a0Ugu horreyn, waxaa madashaas ka hadlay qoraaga buugga Habdhigaalka Guud Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo si kooban uga warbixyay nuxurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10654,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madal aqooneed loogu talaggalay gorfaynta buugga \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga Guud&#8221;, ayna ka soo qaybgaleen aqoonyahanno, qorayaal, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale ayaa 10\/6\/2026, waxaa lagu qabtay xarunta maktabadda Dhaxalreeb ee magaalada Muqdisho. \u00a0Ugu horreyn, waxaa madashaas ka hadlay qoraaga buugga Habdhigaalka Guud Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo si kooban uga warbixyay nuxurka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-11T10:43:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-06-11T11:06:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-11-at-13.05.27.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"731\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud\",\"datePublished\":\"2026-06-11T10:43:26+00:00\",\"dateModified\":\"2026-06-11T11:06:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/\"},\"wordCount\":172,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/\",\"name\":\"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-06-11T10:43:26+00:00\",\"dateModified\":\"2026-06-11T11:06:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madal aqooneed loogu talaggalay gorfaynta buugga \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga Guud&#8221;, ayna ka soo qaybgaleen aqoonyahanno, qorayaal, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale ayaa 10\/6\/2026, waxaa lagu qabtay xarunta maktabadda Dhaxalreeb ee magaalada Muqdisho. \u00a0Ugu horreyn, waxaa madashaas ka hadlay qoraaga buugga Habdhigaalka Guud Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo si kooban uga warbixyay nuxurka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-06-11T10:43:26+00:00","article_modified_time":"2026-06-11T11:06:16+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":731,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-11-at-13.05.27.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud","datePublished":"2026-06-11T10:43:26+00:00","dateModified":"2026-06-11T11:06:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/"},"wordCount":172,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/","name":"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-06-11T10:43:26+00:00","dateModified":"2026-06-11T11:06:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaxalreeb-oo-qabatay-gorfaynta-buugga-habdhigaalka-af-soomaaliga-guud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10653"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10653"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10659,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10653\/revisions\/10659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}