{"id":10606,"date":"2026-05-26T14:25:48","date_gmt":"2026-05-26T11:25:48","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10606"},"modified":"2026-05-26T14:43:47","modified_gmt":"2026-05-26T11:43:47","slug":"safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/","title":{"rendered":"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Safiirka dawladda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Danjire Col. Cimaan Dubbad Sugulle ayaa 25\/5\/2026, waxa uu xarunta safaaradda Jabuuti ee magaalada Muqdisho uu kulan gaar ah, kula yeeshay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi oo ku saabsanaa hambalyo, soo dhaweyn iyo\u00a0 isbarasho ayaa dhinaca Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiinta kala ah Barasare Cabdalla Cumar Masnuur, Prof Mustaf C\/llaahi Cali (Fayruus), Cabdulqaadir Cabdi Axmed (Jubba) iyo Maxamedwali Shiikh Cabdirashiid.<\/h4>\n<h4>Danjire Cismaan Dubbad oo\u00a0 kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada ay ugu yimaadeen mas\u2019uuliyiinta Akadenmiyada, waxaana uu caddeeyay inay ka go\u2019an tahay la shaqaynta Akademiya Goboleedka, maadaama ay dawladiisu ka mid tahay dawladaha ku bahoobay dhismaha AGA, isagoo dhanka kale ballanqaaday inuu dhawaan soo booqan doono xarunta dhexe ee Akademiyada ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>\u201cWaxaad haysaan shaqo dhaxal ummadeed ah, waannu idiin ognahay hawsha adag ee aad haysaan, waana idinkugu ducaynaynaa. Shaqada aad haysaan dad gaar ah oo Ilaahay u diray ayaa ka shaqeeya, nin waliba waa raacato, hawl ummadda iyo jiilka berri dhaxlayaan ayaad ka shaqaynaysaan, dadka kalase caruurtooda ayaa dhaxlaysa. Ilaahay dadaalkiinna ha barakeeyo, wixii awood iyo tabar ah waan idinku caawinaynaa, waana idin garabtaagan nahay, inaan hawlkastaa idinkala qaybqaadanno waajibaadkeenna ayaa na faraya\u201d ayuu yiri Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle<\/h4>\n<h4>Barasare Cabdalla Mansuur iyo Prof. Mustaf Fayruus oo ku hadlayay magaca Akademiya Goboleedka ayaa sheegay booqashadoodu inay la xiriirto salaan, hambalyo iyo isbarasho, waxayna safiirka cusub uga warbixiyeen taariikhda, waxqabadka iyo rugaha ay Akademiyadu ku leedahay dalalka geeska Afrika oo Jabuuti ay ka mid tahay, iyagoo dhanka kale safiirka la wadaagay salaan iyo bogaadin ay uga sideen guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed iyo kuxigeennadiisa.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi ayaa ku soo gabaggaboobay jawi aad u wanaagsan.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10607\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-300x225.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-300x225.png 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-1024x768.png 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-768x576.png 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-150x113.png 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-600x450.png 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-696x522.png 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-1068x801.png 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-560x420.png 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-1120x840.png 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-80x60.png 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-160x120.png 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-265x198.png 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1-530x396.png 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1.png 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10608\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-300x225.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-300x225.png 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-1024x768.png 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-768x576.png 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-150x113.png 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-600x450.png 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-696x522.png 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-1068x801.png 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-560x420.png 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-1120x840.png 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-80x60.png 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-160x120.png 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-265x198.png 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22-530x396.png 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/22.png 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka dawladda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Danjire Col. Cimaan Dubbad Sugulle ayaa 25\/5\/2026, waxa uu xarunta safaaradda Jabuuti ee magaalada Muqdisho uu kulan gaar ah, kula yeeshay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga. Kulankaasi oo ku saabsanaa hambalyo, soo dhaweyn iyo\u00a0 isbarasho ayaa dhinaca Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiinta kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10607,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka dawladda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Danjire Col. Cimaan Dubbad Sugulle ayaa 25\/5\/2026, waxa uu xarunta safaaradda Jabuuti ee magaalada Muqdisho uu kulan gaar ah, kula yeeshay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga. Kulankaasi oo ku saabsanaa hambalyo, soo dhaweyn iyo\u00a0 isbarasho ayaa dhinaca Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiinta kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-26T11:25:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-05-26T11:43:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA\",\"datePublished\":\"2026-05-26T11:25:48+00:00\",\"dateModified\":\"2026-05-26T11:43:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/\"},\"wordCount\":305,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/\",\"name\":\"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-05-26T11:25:48+00:00\",\"dateModified\":\"2026-05-26T11:43:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Safiirka dawladda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Danjire Col. Cimaan Dubbad Sugulle ayaa 25\/5\/2026, waxa uu xarunta safaaradda Jabuuti ee magaalada Muqdisho uu kulan gaar ah, kula yeeshay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga. Kulankaasi oo ku saabsanaa hambalyo, soo dhaweyn iyo\u00a0 isbarasho ayaa dhinaca Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiinta kala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-05-26T11:25:48+00:00","article_modified_time":"2026-05-26T11:43:47+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":960,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/type2-1.png","type":"image\/png"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA","datePublished":"2026-05-26T11:25:48+00:00","dateModified":"2026-05-26T11:43:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/"},"wordCount":305,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/","name":"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-05-26T11:25:48+00:00","dateModified":"2026-05-26T11:43:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/safiirka-dawladda-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-akademiya-goboleedka-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo la Kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Akademiya Goboleedka AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10606"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10611,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606\/revisions\/10611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}