{"id":1060,"date":"2018-12-11T14:56:59","date_gmt":"2018-12-11T14:56:59","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1060"},"modified":"2018-12-11T15:24:02","modified_gmt":"2018-12-11T15:24:02","slug":"aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/","title":{"rendered":"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa \u00a0yeelatay shir balaarran oo looga hadlayay dhamaystirka qorshayaashii u yiilay ee sannadka 2018-ka oo haatan aynu gaba-gabadiisa joogno.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Prof.\u00a0 Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlayay tabbabaradii\u00a0 ugu dambeeyay oo ay qabatey\u00a0 Akadeemiyada, soo saarista caddadkii Afaraad ee Warsidaha Aga, warbixin laga dhagaystay madaxdii Akadeemiyada ee safarka ku tagtay magaalada jig-Jiga iyo qoddobo kale oo aad u xiiso badnaa.<\/h4>\n<h4>Prof. Afrax oo kulankaasi ka hadlay ayaa ku bogaadiyay xubnaha Aga sida ay ugu soo dhalaaleen \u00a0meel-marinta qorshayaashii\u00a0 Akadeemiyada\u00a0 u yiilay sannadka sii dhamaanayo ee 2018-ka, waxaana uu carrabka ku dhuftay tabbbabaradii ugu dambeeyay ee ay Aga qabatay bishii November inay ahaayeen tabbabaro lagu guuleystay.<\/h4>\n<h4>\u201cDadaalka waa in la sii laba-laabtaan, \u00a0hawlaha dhiman waa in sida ugu dhaqsiyaha\u00a0 badan loogu dhaqaaqaa, waxaana\u00a0 jeclaan lahaa in aad dhexda u xerataan \u00a0sidii aad hawlahiina \u00a0ugu guuleysan laheydeen sannadka \u00a0cusub ee 2019 \u201d ayuu yiri Prof Afrax.<\/h4>\n<h4>Prof. Mustafe C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah madaxda sare ee Akadeemiyada iyo Xoghaynta Guud\u00a0 ee Aga Seynab Xaaji Axmed (Ugbaad)\u00a0 oo iyaguna kulankaasi ka hadlay ayaa ka warbixiyay shaqooyinkii ugu dambeeyay ee u qabsoomay Goosanka Aga ee Muqdisho iyo hannaankii uu u dhacay safarkii ay madaxda Aga ku tageen magaalada Jig-jiga, iyagoo oo caddeeyay in labada dhinacba guul laga gaarey.<\/h4>\n<h4>Kulankaas oo ku soo gaba-gaboobay jawi aad u wanaagsan \u00a0ayaa qeyb waxa uu \u00a0ka ahaa kulamada joogtada ah \u00a0oo ay\u00a0 isku xog-wareystaan madaxda iyo xubnaha Aga ee fadhigoodu uu yahay magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1061\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_154729-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_154729-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_154729-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_154729-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1062\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_160734-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_160734-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_160734-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/20180625_160734-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa \u00a0yeelatay shir balaarran oo looga hadlayay dhamaystirka qorshayaashii u yiilay ee sannadka 2018-ka oo haatan aynu gaba-gabadiisa joogno. Kulankaasi oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Prof.\u00a0 Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlayay tabbabaradii\u00a0 ugu dambeeyay oo ay qabatey\u00a0 Akadeemiyada, soo saarista caddadkii Afaraad ee Warsidaha Aga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":521,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa \u00a0yeelatay shir balaarran oo looga hadlayay dhamaystirka qorshayaashii u yiilay ee sannadka 2018-ka oo haatan aynu gaba-gabadiisa joogno. Kulankaasi oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Prof.\u00a0 Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlayay tabbabaradii\u00a0 ugu dambeeyay oo ay qabatey\u00a0 Akadeemiyada, soo saarista caddadkii Afaraad ee Warsidaha Aga, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-12-11T14:56:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-12-11T15:24:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018\",\"datePublished\":\"2018-12-11T14:56:59+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-11T15:24:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/\"},\"wordCount\":262,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/\",\"name\":\"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-12-11T14:56:59+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-11T15:24:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa \u00a0yeelatay shir balaarran oo looga hadlayay dhamaystirka qorshayaashii u yiilay ee sannadka 2018-ka oo haatan aynu gaba-gabadiisa joogno. Kulankaasi oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Prof.\u00a0 Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlayay tabbabaradii\u00a0 ugu dambeeyay oo ay qabatey\u00a0 Akadeemiyada, soo saarista caddadkii Afaraad ee Warsidaha Aga, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-12-11T14:56:59+00:00","article_modified_time":"2018-12-11T15:24:02+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018","datePublished":"2018-12-11T14:56:59+00:00","dateModified":"2018-12-11T15:24:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/"},"wordCount":262,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/","name":"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-12-11T14:56:59+00:00","dateModified":"2018-12-11T15:24:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-yeelatay-shir-ku-saabsan-dhamaystirka-qorshayaashii-u-yiilay-sannadka-2018\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aga oo Yeelatay Shir ku Saabsan Dhamaystirka Qorshayaashii u Yiilay Sannadka 2018"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1060"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1060"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1066,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1060\/revisions\/1066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}