{"id":10523,"date":"2026-04-15T12:16:02","date_gmt":"2026-04-15T09:16:02","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10523"},"modified":"2026-04-15T12:16:02","modified_gmt":"2026-04-15T09:16:02","slug":"akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/","title":{"rendered":"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence"},"content":{"rendered":"<h4>Cilmibaaris aad u qoto dheer oo ay sameeyeen aqoonyahannada iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo in muddo ah socotay, ayaa lagu ogaadey ereybixinta ugu habboon ee la siin karo Artificial Intelligence (AI), inay tahay Garaad Gacmeed (GG).<\/h4>\n<h4>Ereybixnta Soomaaliga ee loo isticmaalo qeexidda Artificial Intelligence (Garaad Gacmeed), waxaa dhawaan shaacisay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), gaar ahaan barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo hoggaaminayay kooxdii soo saartay ereybixntaas ku aaddan \u00a0Artificial Intelligence (AI), waxaana ereybixintaas cusub soo dhaweeyay xarumo badan oo qaabilsan dhanka aqoonfaafinta, cilmibaarayaal, qorayaal iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Ereybixintan ayaa qayb ka ahayd in ka badan 70 erey oo kusaabsanaa hawlaha Garaad Gacmeedka, oo ay Akademiyadu samaysay, kaddib markii xarunta ay qabatay aqoonwadaag muddo socday loogana doodayay ereyadaani khuseeya Garaad Gacmeedka (Artificial Intelligence).<\/h4>\n<h4>Af Soomaaligu waa af hodon ah, sidaasi daraadeed waa lagama maarmaan in la kobciyo dhanka ereybixintiisa ku saabsan xagga tiknoolajiyadda. Barashada ereybixintaan cusub waa guul u soo hoyatay af Soomaaliga iyo ummadda ku hadasha.<\/h4>\n<h4>Erybixntaan oo leh maqal iyo muuqaal, waxaa si faahfaahsan uga heli kartaa bogga Facebook iyo Youtube Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), halkaas oo uu barasare Mansuur ku sharraxayo.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cilmibaaris aad u qoto dheer oo ay sameeyeen aqoonyahannada iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo in muddo ah socotay, ayaa lagu ogaadey ereybixinta ugu habboon ee la siin karo Artificial Intelligence (AI), inay tahay Garaad Gacmeed (GG). Ereybixnta Soomaaliga ee loo isticmaalo qeexidda Artificial Intelligence (Garaad Gacmeed), waxaa dhawaan shaacisay Akademiya Goboleedka Af [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10318,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cilmibaaris aad u qoto dheer oo ay sameeyeen aqoonyahannada iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo in muddo ah socotay, ayaa lagu ogaadey ereybixinta ugu habboon ee la siin karo Artificial Intelligence (AI), inay tahay Garaad Gacmeed (GG). Ereybixnta Soomaaliga ee loo isticmaalo qeexidda Artificial Intelligence (Garaad Gacmeed), waxaa dhawaan shaacisay Akademiya Goboleedka Af [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-15T09:16:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/c7469007-638c-4431-9b56-927fc8abb217-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"874\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"798\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence\",\"datePublished\":\"2026-04-15T09:16:02+00:00\",\"dateModified\":\"2026-04-15T09:16:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/\"},\"wordCount\":197,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/\",\"name\":\"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-04-15T09:16:02+00:00\",\"dateModified\":\"2026-04-15T09:16:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Cilmibaaris aad u qoto dheer oo ay sameeyeen aqoonyahannada iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo in muddo ah socotay, ayaa lagu ogaadey ereybixinta ugu habboon ee la siin karo Artificial Intelligence (AI), inay tahay Garaad Gacmeed (GG). Ereybixnta Soomaaliga ee loo isticmaalo qeexidda Artificial Intelligence (Garaad Gacmeed), waxaa dhawaan shaacisay Akademiya Goboleedka Af [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-04-15T09:16:02+00:00","og_image":[{"width":874,"height":798,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/c7469007-638c-4431-9b56-927fc8abb217-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence","datePublished":"2026-04-15T09:16:02+00:00","dateModified":"2026-04-15T09:16:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/"},"wordCount":197,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/","name":"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-04-15T09:16:02+00:00","dateModified":"2026-04-15T09:16:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga-oo-ku-guulaysatay-ereybixnta-artificial-intelligence\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10523"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10523"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10523\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10524,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10523\/revisions\/10524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}