{"id":10447,"date":"2026-01-19T14:18:13","date_gmt":"2026-01-19T11:18:13","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10447"},"modified":"2026-03-14T14:22:11","modified_gmt":"2026-03-14T11:22:11","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda &#038; Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 19\/1\/2026, waxa uu kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Akademiya Goboleedka ee magaalada Jabuuti madaxda &amp; qaar ka mid ah hawlwadeennada Akademiyada ee laanta Jabuuti.<\/h4>\n<h4>Macallin Saciid Saalax oo shirguddoominayay kulankaasi ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeenka Akademiyada AGA, Md, Ismaaciil Cabdi Axmed, Dr. Cabdirashiid Maxamed Ismaaciil &amp; Drs. Faadumo Maxamuud oo labaduba xubin ka ah guddiga fulinta ee Akademiyada &amp; xubno ka mid ah hawlwadeennada AGA ee laanta Jabuuti.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA oo kulankaas ka hadlay ayaa ka warbixiyay dadaalka ay Akademiyadu ugu jirto ka miradhallinta waajibaadka ay u xilsaaran tahay, wuxuuna caddeeyay in laan walba oo ka mid ah Akademiyada laga sugayo sidii ay uga soo dhalaali laheyd shaqooyinka horyaallo, isagoo dhanka kale xubnahaasi uga warramay shirka guddiga fulinta ee Akademiyada oo dhawaan la filayo inuu qabsoomo.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha oo hadlkiisa sii wata ayaa faahfaahin dheer ka bixiyay sidii loo hormarin lahaa waxqabadka AGA iyo sidii loo hawlgalin lahaa laamaha iyo waaxyaha AGA, wuxuuna caddeeyay inay lagama maarmaan tahay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ka dhexeeya Akademiyada iyo xafiisyada dawladaha ee Akademiyadu ka dhaxayso, isagoo soo jeediyay in la xoojiyo xidhiidhka ay Akademiyadu la leedahay xarumaha akhriska, cilmibaadhista iyo garaadgacmeedka.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye kuxigeenka Akademiya Goboleedka Md, Ismaaciil Cabdi Axmed oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in laanta Jabuuti ee Akademiya Goboleedka ay ka go&#8217;an tahay sidii ay u fulin laheyd hawlaha u qorshaysan, isagoo dhinaca kale, soo dhaweeyay qabashada shirka guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka oo lagu raja wayn yahay inuu dhawaan qabsoomo.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi ayaa ku soo gabagaboobay jawi aad u wanaagsan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10450\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-1120x840.jpg 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10451\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-1120x840.jpg 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/616848803_1312236870938404_412101782268687542_n.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10453\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-1120x840.jpg 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/619148465_1312236867605071_1093184558490483810_n.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10452\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-559x420.jpg 559w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/618265121_1312236850938406_5139500674414704106_n.jpg 590w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 19\/1\/2026, waxa uu kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Akademiya Goboleedka ee magaalada Jabuuti madaxda &amp; qaar ka mid ah hawlwadeennada Akademiyada ee laanta Jabuuti. Macallin Saciid Saalax oo shirguddoominayay kulankaasi ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeenka Akademiyada AGA, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10449,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda &amp; Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda &amp; Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 19\/1\/2026, waxa uu kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Akademiya Goboleedka ee magaalada Jabuuti madaxda &amp; qaar ka mid ah hawlwadeennada Akademiyada ee laanta Jabuuti. Macallin Saciid Saalax oo shirguddoominayay kulankaasi ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeenka Akademiyada AGA, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-19T11:18:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-03-14T11:22:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda &#038; Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti\",\"datePublished\":\"2026-01-19T11:18:13+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-14T11:22:11+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/\"},\"wordCount\":279,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda & Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-01-19T11:18:13+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-14T11:22:11+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda &#038; Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda & Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda & Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 19\/1\/2026, waxa uu kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Akademiya Goboleedka ee magaalada Jabuuti madaxda &amp; qaar ka mid ah hawlwadeennada Akademiyada ee laanta Jabuuti. Macallin Saciid Saalax oo shirguddoominayay kulankaasi ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeenka Akademiyada AGA, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-01-19T11:18:13+00:00","article_modified_time":"2026-03-14T11:22:11+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":960,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/615914604_1312236837605074_638520643856482107_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda &#038; Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti","datePublished":"2026-01-19T11:18:13+00:00","dateModified":"2026-03-14T11:22:11+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/"},"wordCount":279,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda & Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-01-19T11:18:13+00:00","dateModified":"2026-03-14T11:22:11+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-la-kulmay-madaxda-hawlwadeennada-akademiyada-ee-laanta-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo la Kulmay Madaxda &#038; Hawlwadeennada Akademiyada ee Laanta Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10447"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10454,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10447\/revisions\/10454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}