{"id":1044,"date":"2018-11-28T10:42:08","date_gmt":"2018-11-28T10:42:08","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1044"},"modified":"2018-11-28T10:49:03","modified_gmt":"2018-11-28T10:49:03","slug":"wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/","title":{"rendered":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta"},"content":{"rendered":"<h4>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee K\/Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay oo kaashanayo Hay\u2019adda New Horizon ayaa ku qabtay magaalada Baydhabo madal lagu soo bandhigay buug cusub oo uu qoray qoraa Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Bandhigga buuggaasi oo si qurux badan\u00a0 loo soo agaasimay \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoonyahanno, dhalllinyaro, haween iyo qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada \u00a0Baydhabo \u00a0ee xiiseeysa akhriska iyo qoraalka buuggaagta.<\/h4>\n<h4>Wakiilka Aga ee K\/Galbeed ahna Guddoomiyaha Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Prof. Maxamed Cali Kalaay oo ka hadlayay munaasabaddii furitaanka bandhigaasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay qabashada madashaas, waxaana uu tibaaxay in bandhiggaani uu yahay \u00a0midkii Afaraad ee noociisa ah ee lagu qabto magaalada\u00a0 Baydhabo, isagoo halkaasi ka balan-qaaday inay ka go\u2019an \u00a0tahay\u00a0 sidii ay Baydhabo ugu qaban lahaayeen bandhigg caalami ah oo ku saabsan dhinaca buuggaagta \u00a0(Baidoa Book Fair).<\/h4>\n<h4>Madashaas waxaa isna ka hadlay qoraaga \u00a0buugga \u00a010-ka Sababood ee Abaaraha Keena\u00a0 qoraa Maxamed Cabdi-salaam \u00a0(Mr. Caalin), waxaana uu ka sheekeeyay macluumaadka uu xambaarsan yahay \u00a0buuggaasi iyo sida ay ummaddu uga faa\u2019iidaysan karto, isaga oo goobtaasi uga mahad-celiyay Wakiilka Aga ee K\/Galbeed oo suuraga-galiyay bandhiggaasi qiimaha badan.<\/h4>\n<h4>Madasha lagu faaqido buuggaagta ee loo yaqaano \u201cQoraaga iyo Buugga\u201d, \u00a0waa madal \u00a0bishiiba \u00a0hal mar lagu qabto \u00a0magaalada Baydhabo, waxaana \u00a0loogu tala-galay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa hoddontinimada afka Soomaaliga iyo qiimaha ay leeyihiin akhriska &amp; qoraalka.<\/h4>\n<figure id=\"attachment_1045\" aria-describedby=\"caption-attachment-1045\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-1045\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173050.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173050.jpg 800w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173050-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173050-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-1045\" class=\"wp-caption-text\">?<\/figcaption><\/figure>\n<figure id=\"attachment_1046\" aria-describedby=\"caption-attachment-1046\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-1046\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173145.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173145.jpg 800w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173145-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173145-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-1046\" class=\"wp-caption-text\">?<\/figcaption><\/figure>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1047\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_171630.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_171630.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_171630-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<figure id=\"attachment_1048\" aria-describedby=\"caption-attachment-1048\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-1048\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173122.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173122.jpg 800w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173122-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173122-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-1048\" class=\"wp-caption-text\">?<\/figcaption><\/figure>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1049\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_180316-Copy.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_180316-Copy.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_180316-Copy-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee K\/Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay oo kaashanayo Hay\u2019adda New Horizon ayaa ku qabtay magaalada Baydhabo madal lagu soo bandhigay buug cusub oo uu qoray qoraa Soomaaliyeed. Bandhigga buuggaasi oo si qurux badan\u00a0 loo soo agaasimay \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoonyahanno, dhalllinyaro, haween iyo qaar ka mid ah bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1045,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee K\/Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay oo kaashanayo Hay\u2019adda New Horizon ayaa ku qabtay magaalada Baydhabo madal lagu soo bandhigay buug cusub oo uu qoray qoraa Soomaaliyeed. Bandhigga buuggaasi oo si qurux badan\u00a0 loo soo agaasimay \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoonyahanno, dhalllinyaro, haween iyo qaar ka mid ah bulshada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-11-28T10:42:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-11-28T10:49:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173050.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta\",\"datePublished\":\"2018-11-28T10:42:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-28T10:49:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/\"},\"wordCount\":258,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/\",\"name\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-11-28T10:42:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-28T10:49:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee K\/Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay oo kaashanayo Hay\u2019adda New Horizon ayaa ku qabtay magaalada Baydhabo madal lagu soo bandhigay buug cusub oo uu qoray qoraa Soomaaliyeed. Bandhigga buuggaasi oo si qurux badan\u00a0 loo soo agaasimay \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoonyahanno, dhalllinyaro, haween iyo qaar ka mid ah bulshada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-11-28T10:42:08+00:00","article_modified_time":"2018-11-28T10:49:03+00:00","og_image":[{"width":800,"height":600,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/20181125_173050.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta","datePublished":"2018-11-28T10:42:08+00:00","dateModified":"2018-11-28T10:49:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/"},"wordCount":258,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/","name":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-11-28T10:42:08+00:00","dateModified":"2018-11-28T10:49:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-baydhabo-ka-taaba-galiyay-madal-lagu-faaqido-buuggaagta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Baydhabo ka Taaba-galiyay Madal lagu Faaqido Buuggaagta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1044"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1044"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1052,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1044\/revisions\/1052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}