{"id":10369,"date":"2026-03-06T11:16:57","date_gmt":"2026-03-06T08:16:57","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10369"},"modified":"2026-03-10T11:24:43","modified_gmt":"2026-03-10T08:24:43","slug":"wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Shir gaar ah oo looga hadlayay horumarinta af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen Wasiirro ka socday dawlad deegaanka Soomaalida, guddoomiyaha AGA &amp; xubno ka tirsan guddiga fulinta ee Akademiyada ayaa 5\/3\/2026, waxa uu ka dhacay magaalada Jigjiga.<\/h4>\n<h4>Shirkaas oo socday in muddo ah ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii ay dawlad deegaanka Soomaalida &amp; Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ay isaga kaashan lahaayeen horumarinta af Soomaaliga &amp; qaabkii kor loogu qaadi lahaa shaqooyinka iyo hawlgallada rugta AGA ee DDS.<\/h4>\n<h4>Wasiirka Madaxtooyada DDS Dr. Xuseen Qaasim oo kulankaasi shirguddoominayay ayaa caddeeyay dawlad deegaanka Soomaalida inay soo dhawaynayso dadaalka Akademiya Goboleedka ee ku aaddan xoojinta af Soomaaliga, isagoo ballanqaaday inay gacan siin doonaan rugta Akademiyada ee DDS.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa wasiirka Madaxtooyada DDS uga warbixiyay hawlaha Akademiyada ee ku saabsan xoojinta af Somaaliga, waxaana uu la wadaagay taageerada looga baahan yahay dawlad deegaanka ee dhanka adeegga af Soomaaliga, isagoo halkaasi ku guddoonsiiyay dikumentigii ka soo baxay kalfadhigii wasiiradda dawladaha &amp; guddiga fulinta AGA.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi oo ku dhammaaday jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiir kuxigeenka xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska DDS Md. Salaad Dhabbar, mas&#8217;uuliyiinta AGA ee rugta DDS &amp; xubno ka tirsan gudiga fulinta AGA.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10374\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-238x300.jpg\" alt=\"\" width=\"238\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-238x300.jpg 238w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-813x1024.jpg 813w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-768x967.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-150x189.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-300x378.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-600x755.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-696x876.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-1068x1345.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-334x420.jpg 334w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n-667x840.jpg 667w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648748384_1353001470195277_8793495600442368809_n.jpg 1100w\" sizes=\"(max-width: 238px) 100vw, 238px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10372\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10371\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/646906905_1353001473528610_5304393570857349602_n-245x300.jpg\" alt=\"\" width=\"245\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/646906905_1353001473528610_5304393570857349602_n-245x300.jpg 245w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/646906905_1353001473528610_5304393570857349602_n-150x184.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/646906905_1353001473528610_5304393570857349602_n-300x368.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/646906905_1353001473528610_5304393570857349602_n-343x420.jpg 343w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/646906905_1353001473528610_5304393570857349602_n.jpg 480w\" sizes=\"(max-width: 245px) 100vw, 245px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10373\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648466122_1353001513528606_7150673769346124813_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir gaar ah oo looga hadlayay horumarinta af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen Wasiirro ka socday dawlad deegaanka Soomaalida, guddoomiyaha AGA &amp; xubno ka tirsan guddiga fulinta ee Akademiyada ayaa 5\/3\/2026, waxa uu ka dhacay magaalada Jigjiga. Shirkaas oo socday in muddo ah ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii ay dawlad deegaanka Soomaalida &amp; Akademiya Goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10372,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir gaar ah oo looga hadlayay horumarinta af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen Wasiirro ka socday dawlad deegaanka Soomaalida, guddoomiyaha AGA &amp; xubno ka tirsan guddiga fulinta ee Akademiyada ayaa 5\/3\/2026, waxa uu ka dhacay magaalada Jigjiga. Shirkaas oo socday in muddo ah ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii ay dawlad deegaanka Soomaalida &amp; Akademiya Goboleedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-06T08:16:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-03-10T08:24:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2026-03-06T08:16:57+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-10T08:24:43+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":220,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-03-06T08:16:57+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-10T08:24:43+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shir gaar ah oo looga hadlayay horumarinta af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen Wasiirro ka socday dawlad deegaanka Soomaalida, guddoomiyaha AGA &amp; xubno ka tirsan guddiga fulinta ee Akademiyada ayaa 5\/3\/2026, waxa uu ka dhacay magaalada Jigjiga. Shirkaas oo socday in muddo ah ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii ay dawlad deegaanka Soomaalida &amp; Akademiya Goboleedka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-03-06T08:16:57+00:00","article_modified_time":"2026-03-10T08:24:43+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1440,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/648389916_1353001490195275_8637630417624136689_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga","datePublished":"2026-03-06T08:16:57+00:00","dateModified":"2026-03-10T08:24:43+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/"},"wordCount":220,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/","name":"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-03-06T08:16:57+00:00","dateModified":"2026-03-10T08:24:43+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-madaxtooyada-dawlad-deegaanka-soomaalida-dds-oo-ballanqaaday-inay-kaalintooda-ka-qaadan-doonaan-horumarinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo Ballanqaaday inay Kaalintooda ka qaadan doonaan Horumarinta Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10369"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10376,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10369\/revisions\/10376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}