{"id":10325,"date":"2026-02-03T15:32:59","date_gmt":"2026-02-03T12:32:59","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10325"},"modified":"2026-02-03T15:32:59","modified_gmt":"2026-02-03T12:32:59","slug":"kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4>Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa la filayaa horraanta toddobaadka soo socda inay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kalfadhigii caadiga ahaa ee guddigaasi .<\/h4>\n<h4>Kalfadhigaasi oo looga hadli doono ajandayaal kala duwan ayaa waxaa ka soo qaybgali doono madax ka kala socoto Wasiiradda dawladaha ku bahoobay Akademiya Goboleedka iyo xubnaha uu ka koobana yahay guddiga fulinta ee AGA.<\/h4>\n<h4>Muddo dhawr maalmood ah ayuu kalfadhigaasi ka socon doonaa magaalada Muqdisho, waxaana lagu wadaa in gabaggabada kalfadhigaasi laga soo saaro war murtiyeed ku saabsan horumarinta hawlaha ay Akademiyadu u xilsaaran tahay.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa la filayaa horraanta toddobaadka soo socda inay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kalfadhigii caadiga ahaa ee guddigaasi . Kalfadhigaasi oo looga hadli doono ajandayaal kala duwan ayaa waxaa ka soo qaybgali doono madax ka kala socoto Wasiiradda dawladaha ku bahoobay Akademiya Goboleedka iyo xubnaha uu ka koobana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10326,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa la filayaa horraanta toddobaadka soo socda inay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kalfadhigii caadiga ahaa ee guddigaasi . Kalfadhigaasi oo looga hadli doono ajandayaal kala duwan ayaa waxaa ka soo qaybgali doono madax ka kala socoto Wasiiradda dawladaha ku bahoobay Akademiya Goboleedka iyo xubnaha uu ka koobana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-03T12:32:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/327346266_3478327819110470_4202004035853933283_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"206\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"206\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho\",\"datePublished\":\"2026-02-03T12:32:59+00:00\",\"dateModified\":\"2026-02-03T12:32:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/\"},\"wordCount\":100,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/\",\"name\":\"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-02-03T12:32:59+00:00\",\"dateModified\":\"2026-02-03T12:32:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa la filayaa horraanta toddobaadka soo socda inay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kalfadhigii caadiga ahaa ee guddigaasi . Kalfadhigaasi oo looga hadli doono ajandayaal kala duwan ayaa waxaa ka soo qaybgali doono madax ka kala socoto Wasiiradda dawladaha ku bahoobay Akademiya Goboleedka iyo xubnaha uu ka koobana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-02-03T12:32:59+00:00","og_image":[{"width":206,"height":206,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/327346266_3478327819110470_4202004035853933283_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho","datePublished":"2026-02-03T12:32:59+00:00","dateModified":"2026-02-03T12:32:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/"},"wordCount":100,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/","name":"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-02-03T12:32:59+00:00","dateModified":"2026-02-03T12:32:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kalfadhigii-guddiga-fulinta-ee-akademiya-goboleedka-oo-ka-dhacaya-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kalfadhigii Guddiga Fulinta ee Akademiya Goboleedka oo ka Dhacaya Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10325"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10325"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10327,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10325\/revisions\/10327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}