{"id":10297,"date":"2026-01-06T10:43:03","date_gmt":"2026-01-06T07:43:03","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10297"},"modified":"2026-01-07T10:57:02","modified_gmt":"2026-01-07T07:57:02","slug":"waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/","title":{"rendered":"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 5\/1\/2026, waxa uu shirguddoomiyay kulankii toddobaadlaha ahaa ee hawlwadeennada Akademiyada ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Macallin Saciid Saalax ayaa hawlwadeennada Akademiya Goboleedka ka dhagaystay qorshe hawleedkooda ku aaddan dhanka waxqabadka ee sannadka 2026.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA oo halkaasi ka hadlay ayaa guddi walba ku bogaadiyay hawsha uu soo qabtay, wuxuuna kula dardaarmay in loo hawlgalo sidii loo fulin lahaa qorshe hawleedyada la soo bandhigay.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 5\/1\/2026, waxa uu shirguddoomiyay kulankii toddobaadlaha ahaa ee hawlwadeennada Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Macallin Saciid Saalax ayaa hawlwadeennada Akademiya Goboleedka ka dhagaystay qorshe hawleedkooda ku aaddan dhanka waxqabadka ee sannadka 2026. Guddoomiyaha AGA oo halkaasi ka hadlay ayaa guddi walba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10300,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 5\/1\/2026, waxa uu shirguddoomiyay kulankii toddobaadlaha ahaa ee hawlwadeennada Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Macallin Saciid Saalax ayaa hawlwadeennada Akademiya Goboleedka ka dhagaystay qorshe hawleedkooda ku aaddan dhanka waxqabadka ee sannadka 2026. Guddoomiyaha AGA oo halkaasi ka hadlay ayaa guddi walba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-06T07:43:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-01-07T07:57:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/thumbnail_605543433_1296341382527953_7197006464056007887_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"443\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026\",\"datePublished\":\"2026-01-06T07:43:03+00:00\",\"dateModified\":\"2026-01-07T07:57:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/\"},\"wordCount\":84,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/\",\"name\":\"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-01-06T07:43:03+00:00\",\"dateModified\":\"2026-01-07T07:57:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 5\/1\/2026, waxa uu shirguddoomiyay kulankii toddobaadlaha ahaa ee hawlwadeennada Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Macallin Saciid Saalax ayaa hawlwadeennada Akademiya Goboleedka ka dhagaystay qorshe hawleedkooda ku aaddan dhanka waxqabadka ee sannadka 2026. Guddoomiyaha AGA oo halkaasi ka hadlay ayaa guddi walba [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-01-06T07:43:03+00:00","article_modified_time":"2026-01-07T07:57:02+00:00","og_image":[{"width":590,"height":443,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/thumbnail_605543433_1296341382527953_7197006464056007887_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026","datePublished":"2026-01-06T07:43:03+00:00","dateModified":"2026-01-07T07:57:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/"},"wordCount":84,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/","name":"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-01-06T07:43:03+00:00","dateModified":"2026-01-07T07:57:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waaxyaha-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-soo-bandhigay-qorshe-hawleedkooda-2026\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waaxyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo soo Bandhigay Qorshe Hawleedkooda 2026"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10297"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10297"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10303,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10297\/revisions\/10303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}