{"id":10236,"date":"2025-12-09T13:11:51","date_gmt":"2025-12-09T10:11:51","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10236"},"modified":"2025-12-11T11:14:00","modified_gmt":"2025-12-11T08:14:00","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/12\/2025, waxa uu oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ahna qoraaga dhiganaha &#8220;Haystaha Qatan&#8221; Maxmed Cabdi Maxamuud Dhoore.<\/h4>\n<h4>Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uga warbxiyay dadaalka Akademiyada ee ku aaddan dhanka horumarinta af Soomaaliga iyo dhiirrigalinta qorayaasha Soomaaliyeed ee wax ku qora af Soomaaliga, isagoo iftiimiyay inay Akademiyadu u furan tahay muwaadin kasta oo ku hawlan arrimaha afka, dhaqanka, suugaanta, hal-abuurka iyo aqoonfaafinta.<\/h4>\n<h4>Qoraa Maxmed Cabdi Maxamuud Dhoore, ahna mid ka mid ah Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida diirran ee guddoomiyaha AGA uu ugu soo dhaweeyay xarunta Akademiyada, waxaana uu tilmaamay inay ka go\u2019an tahay sidii uu saaxiib dhaw ula noqon lahaa Akademiyada iyo bahda aqoonfaafinta, isagoo guddoomiyaha Akademiyada ku wareejiay dhawr nuqul oo ka mid ah buugiisa \u00a0&#8220;Haystaha Qatan&#8221;<\/h4>\n<h4>Sidoo kale, qoraaga buugga Haystaha Qatan, waxa uu nuqul ka mid ah buugiisa uu si gaar ah u guddoonsiiyay madaxa waaxda Naxwaha ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Barasare Cabdalla Cumar Mansuur<\/h4>\n<h4>Buugga Haystaha Qatan waxa uu diiradda saarayaa khayraadka ceegaaga dalkeena noocyadiisa kala duwan, sida kheyraadka Xoolaha, Beeraha,Webiyada, Badda, Macdanta dhulka korkiisa iyo hoostiisa jiifta, Iwm.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale, buugga Haystaha Qatan (Qadsan), waxa uu la hadlayaa qof wax haysta (Soomaali ah), misna ka qatan\/qadsan wixii uu haystay.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10240\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.23.50_28f5a880.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10238\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.19.19_95821d7c.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10237\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.18.22_c8a8d314.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10239\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-08-at-16.21.55_4fb65ea1.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/12\/2025, waxa uu oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ahna qoraaga dhiganaha &#8220;Haystaha Qatan&#8221; Maxmed Cabdi Maxamuud Dhoore. Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uga warbxiyay dadaalka Akademiyada ee ku aaddan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10246,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/12\/2025, waxa uu oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ahna qoraaga dhiganaha &#8220;Haystaha Qatan&#8221; Maxmed Cabdi Maxamuud Dhoore. Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uga warbxiyay dadaalka Akademiyada ee ku aaddan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-09T10:11:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-12-11T08:14:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-09-at-13.20.31_8dc74082.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka\",\"datePublished\":\"2025-12-09T10:11:51+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-11T08:14:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/\"},\"wordCount\":250,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-12-09T10:11:51+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-11T08:14:00+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/12\/2025, waxa uu oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ahna qoraaga dhiganaha &#8220;Haystaha Qatan&#8221; Maxmed Cabdi Maxamuud Dhoore. Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uga warbxiyay dadaalka Akademiyada ee ku aaddan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-12-09T10:11:51+00:00","article_modified_time":"2025-12-11T08:14:00+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":699,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/WhatsApp-Image-2025-12-09-at-13.20.31_8dc74082.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka","datePublished":"2025-12-09T10:11:51+00:00","dateModified":"2025-12-11T08:14:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/"},"wordCount":250,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-12-09T10:11:51+00:00","dateModified":"2025-12-11T08:14:00+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-kuxigeenka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10236"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10236"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10253,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10236\/revisions\/10253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}