{"id":1022,"date":"2018-11-25T05:13:36","date_gmt":"2018-11-25T05:13:36","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1022"},"modified":"2018-11-25T11:18:10","modified_gmt":"2018-11-25T11:18:10","slug":"akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga"},"content":{"rendered":"<h4>Shalay oo ahayd 24 Nofember 2018ka, Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Mac-hadka Diraasaadka AfSoomaaliga iyo Suugaantiisa ee Jaamacadda Jigjiga ayaa Magaalo-madaxda Dawlad-Degaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga waxay kulan-aqooneed muhiim ah ugu qabatay ardayda Jaamacadda Jigjiga.<\/h4>\n<h4>Kulankaas oo heer sare ahaa, hormuudna uu ka ahaa Guddoomiyaha AGA, Dr. Maxamed Daahir Afrax, ka sokow ardayda iyo macallimiinta Jaamacadda, waxaa goobjoog ka ahaa, hadallana ka jeediyey madax sare oo ka tirsan Dawladda degaanka, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen wasiirka Agaasinka Waxbarashada, Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada, Maareeyaha guud ee Mac-hadka Diraasaadka AfSoomaaliga iyo suugaantiisa, aqoonyahanno iyo abwaanno marti ah iyo marti-sharaf kale.<\/h4>\n<h4>Ka dib kalmado furitaan iyo hordhac ah oo ay jeediyeen madaxda kor ku xusan, waxaa la gudagalay muxaadaraddii kulanka saldhigga u ahayd oo uu soo bandhigay Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga. Hal-ku-dhegga Muxaadaraddu wuxuu ahaa \u2018<strong><em>Dhaqanka Soomaalida iyo Hal-abuurkiisa: Mugdi-ka-saarka Eraybixinta\u2019. <\/em><\/strong>Muxaaraddaas oo si weyn looga faai\u2019deystey.<\/h4>\n<h4>\u00a0Dr. Afrax wuxuu si cilmi ah ugu iftiimiyey qiimaha ay leeyhihiin iyo sida ay isugu xiranyihiin aqoonta, dhaqanka, afka iyo hal-abuurka fan iyo suugaaneed. Wuxuu kaloo sharraxaad ka bixiyey eray-bixinta la xiriidha arrimahaas, taas oo dad badan mugdi kaga jirtey.<\/h4>\n<h4>Qaybaha kale ee kulan-aqooneedka waxaa ka mid ahaa suugaan isugu jirtey maansooyin iyo riwaayada gaaban oo ay soo badhigeen ardayda Jaamacaddu.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1025\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0002-767x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"825\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0002-767x1024.jpg 767w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0002-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0002-768x1025.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0002.jpg 809w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1023\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0007-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0007-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0007-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0007-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0007.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1028\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0009-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0009-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0009-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0009-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0009.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1024\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0000-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0000-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0000-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0000-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0000.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1026\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0006-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0006-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0006-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0006-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0006.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1027\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0008-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0008-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0008-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0008-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0008.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4>Warkaan waxaa magaalada Jigjiga ka soo dirtay<\/h4>\n<h4>Xoghaynta guud ee AGA Seynab Xaaji Axmed &#8220;Ugbaad&#8221;<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shalay oo ahayd 24 Nofember 2018ka, Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Mac-hadka Diraasaadka AfSoomaaliga iyo Suugaantiisa ee Jaamacadda Jigjiga ayaa Magaalo-madaxda Dawlad-Degaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga waxay kulan-aqooneed muhiim ah ugu qabatay ardayda Jaamacadda Jigjiga. Kulankaas oo heer sare ahaa, hormuudna uu ka ahaa Guddoomiyaha AGA, Dr. Maxamed Daahir Afrax, ka sokow ardayda iyo macallimiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1025,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shalay oo ahayd 24 Nofember 2018ka, Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Mac-hadka Diraasaadka AfSoomaaliga iyo Suugaantiisa ee Jaamacadda Jigjiga ayaa Magaalo-madaxda Dawlad-Degaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga waxay kulan-aqooneed muhiim ah ugu qabatay ardayda Jaamacadda Jigjiga. Kulankaas oo heer sare ahaa, hormuudna uu ka ahaa Guddoomiyaha AGA, Dr. Maxamed Daahir Afrax, ka sokow ardayda iyo macallimiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-11-25T05:13:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-11-25T11:18:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0002.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"809\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga\",\"datePublished\":\"2018-11-25T05:13:36+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-25T11:18:10+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/\"},\"wordCount\":234,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-11-25T05:13:36+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-25T11:18:10+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shalay oo ahayd 24 Nofember 2018ka, Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Mac-hadka Diraasaadka AfSoomaaliga iyo Suugaantiisa ee Jaamacadda Jigjiga ayaa Magaalo-madaxda Dawlad-Degaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga waxay kulan-aqooneed muhiim ah ugu qabatay ardayda Jaamacadda Jigjiga. Kulankaas oo heer sare ahaa, hormuudna uu ka ahaa Guddoomiyaha AGA, Dr. Maxamed Daahir Afrax, ka sokow ardayda iyo macallimiinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-11-25T05:13:36+00:00","article_modified_time":"2018-11-25T11:18:10+00:00","og_image":[{"width":809,"height":1080,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/IMG-20181124-WA0002.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga","datePublished":"2018-11-25T05:13:36+00:00","dateModified":"2018-11-25T11:18:10+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/"},"wordCount":234,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-11-25T05:13:36+00:00","dateModified":"2018-11-25T11:18:10+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-aqoon-wadaag-xiiso-badan-ku-qabatey-magaalaada-jigjiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo Kulan-aqooneed u qabatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1022"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1022"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1036,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1022\/revisions\/1036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}