{"id":10200,"date":"2025-11-25T14:03:43","date_gmt":"2025-11-25T11:03:43","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10200"},"modified":"2025-11-25T14:21:16","modified_gmt":"2025-11-25T11:21:16","slug":"buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo ah maktabad aad u ballaaran oo loogu talaggalay dhisidda garaadka dadka, xoojinta akhrisqoraalka, dhiirrigalinta qorayaasha iyo daalacashada buugaagta kala duwan ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2025, waxaa la soo gaarsiiyay buugaag cusub oo loogu deeqay maktabadda AGA.<\/h4>\n<h4>Madaxa Naxwaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka guddoomay buugaagtaas qoraaga Aaden Sheekh Saciid Bardaale ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo buug kasta oo lagu taageerayo maktabadda Akademiyada, waxaana uu caddeeyay in buugaagta loogu deeqay maktabadda ee kala ah <strong>\u201cKaydka Taariikhda Soomaaliya iyo Taariikhda Imaaradi Baardheere\u201d<\/strong>\u00a0 in akhristyaasha maktabadda ay wax badan ka faa\u2019iidaysan doonaan.<\/h4>\n<h4>Qoraha buugaagtaas qoraa Aaden Sheekh Saciid Bardaale oo isna halkaasi ka hadalay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in nuqullo ka mid ah buugaagtiisa uu soo gaarsiiyo maktabadda AGA, waxaana uu si kooban uga hadlay nuxurka iyo macluumaadka uu buug walba xambaarsan yahay.<\/h4>\n<h4>Sheekh Aadan Sheekh Saciid Baardheere &#8220;Al-Bardaali&#8221;, waa caalim, taariikhyahan, qoraa, iyo bare waxbarasho oo Soomaaliyeed. Wuxuu caan ku yahay waxbaridda iyo qorista buugaagta taariikhiga ah, gaar ahaan taariikhda Islaamka iyo Soomaaliya.<\/h4>\n<h4>Wuxuu horey u soo saaray buugaag dhowr ah oo ay ka mid yihiin: Taariikhda Taliskii Islaamiga ahaa ee Baardheere iyo Sooyaalka Gumaysiga Soomaaliya.<\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo ah maktabad aad u ballaaran oo loogu talaggalay dhisidda garaadka dadka, xoojinta akhrisqoraalka, dhiirrigalinta qorayaasha iyo daalacashada buugaagta kala duwan ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2025, waxaa la soo gaarsiiyay buugaag cusub oo loogu deeqay maktabadda AGA. Madaxa Naxwaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10204,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo ah maktabad aad u ballaaran oo loogu talaggalay dhisidda garaadka dadka, xoojinta akhrisqoraalka, dhiirrigalinta qorayaasha iyo daalacashada buugaagta kala duwan ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2025, waxaa la soo gaarsiiyay buugaag cusub oo loogu deeqay maktabadda AGA. Madaxa Naxwaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-25T11:03:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-11-25T11:21:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/WhatsApp-Image-2025-11-25-at-14.16.16_f1f04625.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"631\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2025-11-25T11:03:43+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-25T11:21:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":210,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-11-25T11:03:43+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-25T11:21:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo ah maktabad aad u ballaaran oo loogu talaggalay dhisidda garaadka dadka, xoojinta akhrisqoraalka, dhiirrigalinta qorayaasha iyo daalacashada buugaagta kala duwan ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2025, waxaa la soo gaarsiiyay buugaag cusub oo loogu deeqay maktabadda AGA. Madaxa Naxwaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-11-25T11:03:43+00:00","article_modified_time":"2025-11-25T11:21:16+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":631,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/WhatsApp-Image-2025-11-25-at-14.16.16_f1f04625.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga","datePublished":"2025-11-25T11:03:43+00:00","dateModified":"2025-11-25T11:21:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/"},"wordCount":210,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","name":"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-11-25T11:03:43+00:00","dateModified":"2025-11-25T11:21:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugaag-cusub-oo-la-soo-gaarsiiyay-maktabadda-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buugaag Cusub oo la soo Gaarsiiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10200"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10200"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10206,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10200\/revisions\/10206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}