{"id":10195,"date":"2025-11-23T14:27:31","date_gmt":"2025-11-23T11:27:31","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10195"},"modified":"2025-11-23T14:31:55","modified_gmt":"2025-11-23T11:31:55","slug":"buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4>Buug aad u qiima badan oo ka hadlayo<strong> \u201cSoomaaliya iyo Dawladnimada\u201d<\/strong>, ayna qortay hormuudkii hore ee kulliyadda Sharciga ee jaamacadda Ummadda, haatan ah Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada ee dhanka horumarinta jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Drs. Maryan Yuusuf Shiikh Cali ayaa 26\/11\/2025, waxaa daahfur ballaaran loogu sameyn doonaa xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Qoraha buugga Prof. Drs. Maryan Yuusuf Shiikh Cali ayaa buuggeeda waxay diiradda ku saartay dawladnimada Soomaaliya iyo waxyaabaha ummadda ka dhaxeeya sida Calanka, Dastuurka, Astaanka Qaranka iwm, sidoo kale buugga Soomaaliya iyo Dawladnimada, ayaa waxa uu ka hadlayaa arrimo kale oo la xiriira dhinacyada nabadda, dib u heshiisiinta, dawlad wanaagga, garsoorka, xuquuqul insaanka iyo dhacdooyin kale oo xiiso leh.<\/h4>\n<h4>Laba maalin kaddib ayaa buugaas dhaxalgalka ah, lagu soo bandhigi doonaa xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qaybgali doonaan madax kala duwan, aqoonyahanno, qorayaal iyo marti sharaf aad u badan oo lagu casuumay bandhigaas.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buug aad u qiima badan oo ka hadlayo \u201cSoomaaliya iyo Dawladnimada\u201d, ayna qortay hormuudkii hore ee kulliyadda Sharciga ee jaamacadda Ummadda, haatan ah Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada ee dhanka horumarinta jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Drs. Maryan Yuusuf Shiikh Cali ayaa 26\/11\/2025, waxaa daahfur ballaaran loogu sameyn doonaa xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10196,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buug aad u qiima badan oo ka hadlayo \u201cSoomaaliya iyo Dawladnimada\u201d, ayna qortay hormuudkii hore ee kulliyadda Sharciga ee jaamacadda Ummadda, haatan ah Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada ee dhanka horumarinta jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Drs. Maryan Yuusuf Shiikh Cali ayaa 26\/11\/2025, waxaa daahfur ballaaran loogu sameyn doonaa xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-23T11:27:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-11-23T11:31:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/WhatsApp-Image-2025-11-23-at-12.41.49_d8dea6b7.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho\",\"datePublished\":\"2025-11-23T11:27:31+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-23T11:31:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/\"},\"wordCount\":166,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/\",\"name\":\"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-11-23T11:27:31+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-23T11:31:55+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Buug aad u qiima badan oo ka hadlayo \u201cSoomaaliya iyo Dawladnimada\u201d, ayna qortay hormuudkii hore ee kulliyadda Sharciga ee jaamacadda Ummadda, haatan ah Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada ee dhanka horumarinta jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Drs. Maryan Yuusuf Shiikh Cali ayaa 26\/11\/2025, waxaa daahfur ballaaran loogu sameyn doonaa xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-11-23T11:27:31+00:00","article_modified_time":"2025-11-23T11:31:55+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1280,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/WhatsApp-Image-2025-11-23-at-12.41.49_d8dea6b7.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho","datePublished":"2025-11-23T11:27:31+00:00","dateModified":"2025-11-23T11:31:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/"},"wordCount":166,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/","name":"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-11-23T11:27:31+00:00","dateModified":"2025-11-23T11:31:55+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-ay-qortay-lataliyaha-wasiirka-waxbarashada-oo-daahfur-ballaaran-loogu-samaynayo-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buug ay Qortay Lataliyaha Wasiirka Waxbarashada oo Daahfur Ballaaran loogu Samaynayo Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10195"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10195"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10199,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10195\/revisions\/10199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10196"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}