{"id":1007,"date":"2018-11-20T16:03:17","date_gmt":"2018-11-20T16:03:17","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1007"},"modified":"2018-11-20T16:03:17","modified_gmt":"2018-11-20T16:03:17","slug":"qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/","title":{"rendered":"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga"},"content":{"rendered":"<h4>Bandhig suugaaneedkii caalamiga ahaa ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo intii u dhaxaysay 17-19 bishan ka socday\u00a0 magaalada Jigjiga ayaa waxaa \u00a0lagu soo gaba-gabeeyay hoolka shirarka ee Sayid Maxamed oo ku yaalo xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia.<\/h4>\n<h4>Bandhiggaas oo si qoto dheer \u00a0looga hadlay taarikhdii uu lahaa \u00a0Sayid Maxamed Cabdille Xasan ayaa ahaa midkii ugu horeeyay ee noociisa oo kale ah oo la qabto, waxaana ka \u00a0soo qayb galay \u00a0abwaanno, qorayaal, oday dhaqameedyo, siyaasiyiin iyo dad kale oo caan ah, kuwaasi oo ka kala yimid dhulalka ay Soomaalida degto.<\/h4>\n<h4>Seddexdii maalmood ee uu socday bandhiggaasi oo aad loo jecleystay ayaa gaba-gabadiisa waxaa laga soo saaray \u00a0War-Murtiyeed ka kooban dhawr\u00a0 qodobo oo muhiim ah, \u00a0waxaana ka mid ahaa:-<\/h4>\n<h4>1- In la dhiiri-galiyo cilmi baarista ku saasban suugaanta Soomaaliyeed, gaar ahaan middii Daraawiishta ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan.<\/h4>\n<h4>2-In la joogteeyo bandhigyada noocan oo kale ee afka iyo suugaanta kor loogu qaadayo, isla markaana la qabto sannadkiiba hal mar\u00a0 ama labadii\u00a0 sannaba \u00a0mar, si bulshada Soomaaliyeed xiriirkeeda u sii noolaado.<\/h4>\n<h4>3-In la illaaliyo dadkii taariikhda ku lahaa gayiga Soomaalida \u00a0haddii ay ahaan lahaayeen Abwaan\u00a0 ama \u00a0Halgamaa.<\/h4>\n<h4>4-In la iska xil saaro xasuusinta taariikhda Sayid Maxamed Cabdille Xasan.<\/h4>\n<h4>5- In 100 sanno-guurada geeridii Sayidka oo ku \u00a0beegan \u00a02020, xilligaas haddii la gaaro waa \u00a0in meel walba oo ay Soomaalida degto lagu qabto xussas balaarran oo lagu weyneynayo taariikhdii &amp; waxqabadkii Sayid Maxamed Cabdille Xasan.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii xeritaanka bandhiggaasi ayaa goob joog \u00a0waxaa ka ahaa madax ka socotay Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia, masuuliyiinta \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo marti sharaf kale oo aad u badan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1008\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46517164_2167061803509826_1855732047205629952_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"354\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46517164_2167061803509826_1855732047205629952_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46517164_2167061803509826_1855732047205629952_n-300x148.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhig suugaaneedkii caalamiga ahaa ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo intii u dhaxaysay 17-19 bishan ka socday\u00a0 magaalada Jigjiga ayaa waxaa \u00a0lagu soo gaba-gabeeyay hoolka shirarka ee Sayid Maxamed oo ku yaalo xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia. Bandhiggaas oo si qoto dheer \u00a0looga hadlay taarikhdii uu lahaa \u00a0Sayid Maxamed Cabdille Xasan ayaa ahaa midkii ugu horeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1008,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhig suugaaneedkii caalamiga ahaa ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo intii u dhaxaysay 17-19 bishan ka socday\u00a0 magaalada Jigjiga ayaa waxaa \u00a0lagu soo gaba-gabeeyay hoolka shirarka ee Sayid Maxamed oo ku yaalo xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia. Bandhiggaas oo si qoto dheer \u00a0looga hadlay taarikhdii uu lahaa \u00a0Sayid Maxamed Cabdille Xasan ayaa ahaa midkii ugu horeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-11-20T16:03:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46517164_2167061803509826_1855732047205629952_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga\",\"datePublished\":\"2018-11-20T16:03:17+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-20T16:03:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/\"},\"wordCount\":271,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/\",\"name\":\"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-11-20T16:03:17+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-20T16:03:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhig suugaaneedkii caalamiga ahaa ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo intii u dhaxaysay 17-19 bishan ka socday\u00a0 magaalada Jigjiga ayaa waxaa \u00a0lagu soo gaba-gabeeyay hoolka shirarka ee Sayid Maxamed oo ku yaalo xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia. Bandhiggaas oo si qoto dheer \u00a0looga hadlay taarikhdii uu lahaa \u00a0Sayid Maxamed Cabdille Xasan ayaa ahaa midkii ugu horeeyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-11-20T16:03:17+00:00","og_image":[{"width":720,"height":354,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46517164_2167061803509826_1855732047205629952_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga","datePublished":"2018-11-20T16:03:17+00:00","dateModified":"2018-11-20T16:03:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/"},"wordCount":271,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/","name":"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-11-20T16:03:17+00:00","dateModified":"2018-11-20T16:03:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoddobo-muhiim-ah-oo-laga-soo-saaray-bandhiggii-suugaanta-sayidka-ee-ka-socday-jigjiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoddobo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Bandhiggii Suugaanta Sayidka ee ka Socday Jigjiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1007"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1009,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1007\/revisions\/1009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}