{"id":10055,"date":"2025-09-07T13:18:21","date_gmt":"2025-09-07T10:18:21","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10055"},"modified":"2025-09-07T13:21:24","modified_gmt":"2025-09-07T10:21:24","slug":"akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/","title":{"rendered":"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya"},"content":{"rendered":"<h4><em>Kulan looga wadhadlayay sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo kulliyadda afafka ee jaamacadda Gothenburg ee waddanka Sweden ayaa shalay oo ku beegneyd 6\/9\/2025, waxa uu ka dhacay magaalada Gothenburg.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulankaasi ayaa dhanka Akademiyada, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiin uu hoggaminayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed, halka uu dhanka jaamacadda Gothenburg uu matalayay Mr. Morgan Nilson oo ka mid ah madaxda kulliyadda afafka ee jaamacadaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed oo halkaasi ka hadlay ayaa ka warbixiyay dadaalka ay Akademiyadu ugu jirto sidii uu af Soomaaliga ugu soo laaban lahaa meeqaamkii uu ku dhex lahaa ummaddiisa, isagoo caddeeyay inay Akademiyadu ka go\u2019an tahay hiilka, daryeelka noolaynta iyo xoojinta af Soomaaliga oo ah waajib ay u xil saaran tahay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Mr. Morgan Nilson oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay kulanka uu la yeeshay Macallin Saciid iyo mas\u2019uulyiinta kale ee la socotay, wuxuuna ka hadlay sida ay kulliyadda afafka ee jaamacadda Gothenburg ugu guulaysatay in laga dhigto maaddo lagu barto af Soomaaliga, isagoo ka codsadey Akademiyadu inay gacan ka siiso sidii loo sii horumarin lahaa maadadaas la xiriirta af Soomaaliga ee lagu barto kulliyadda afafka ee jaamacadda Gothenburg.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu dambayntii, madaxda labada dhinac, waxay isku afgarteen in la joogteeyo kulamada caynkaan oo kale ah, isla markaana la sii xoojiyo xiriirka iyo wadashaqaynta labada dhinac oo ku saabsan xoojinta af Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10059\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-300x139.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"139\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-300x139.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-1024x474.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-768x355.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-1536x710.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-150x69.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-600x278.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-696x322.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-1392x644.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-1068x494.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1-908x420.jpg 908w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10060\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-300x138.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"138\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-300x138.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-1024x472.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-768x354.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-1536x708.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-150x69.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-600x277.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-696x321.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-1392x642.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-1068x493.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1-911x420.jpg 911w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_db93c3d3-1.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan looga wadhadlayay sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo kulliyadda afafka ee jaamacadda Gothenburg ee waddanka Sweden ayaa shalay oo ku beegneyd 6\/9\/2025, waxa uu ka dhacay magaalada Gothenburg. Kulankaasi ayaa dhanka Akademiyada, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiin uu hoggaminayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed, halka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10059,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan looga wadhadlayay sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo kulliyadda afafka ee jaamacadda Gothenburg ee waddanka Sweden ayaa shalay oo ku beegneyd 6\/9\/2025, waxa uu ka dhacay magaalada Gothenburg. Kulankaasi ayaa dhanka Akademiyada, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiin uu hoggaminayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed, halka uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-07T10:18:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-07T10:21:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya\",\"datePublished\":\"2025-09-07T10:18:21+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-07T10:21:24+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/\"},\"wordCount\":249,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/\",\"name\":\"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-09-07T10:18:21+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-07T10:21:24+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan looga wadhadlayay sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo kulliyadda afafka ee jaamacadda Gothenburg ee waddanka Sweden ayaa shalay oo ku beegneyd 6\/9\/2025, waxa uu ka dhacay magaalada Gothenburg. Kulankaasi ayaa dhanka Akademiyada, waxaa uga qaybgalay mas\u2019uuliyiin uu hoggaminayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed, halka uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-09-07T10:18:21+00:00","article_modified_time":"2025-09-07T10:21:24+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":740,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-07-at-10.44.32_fefc65d0-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya","datePublished":"2025-09-07T10:18:21+00:00","dateModified":"2025-09-07T10:21:24+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/"},"wordCount":249,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/","name":"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-09-07T10:18:21+00:00","dateModified":"2025-09-07T10:21:24+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-iyo-kulliyadda-afafka-ee-jaamacadda-gothenburg-oo-wadashaqeyn-yeelanaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiya Goboleedka iyo Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Gothenburg oo Wadashaqeyn Yeelanaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10055"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10055"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10063,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10055\/revisions\/10063"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}