{"id":1001,"date":"2018-11-18T09:05:34","date_gmt":"2018-11-18T09:05:34","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1001"},"modified":"2018-11-18T09:12:17","modified_gmt":"2018-11-18T09:12:17","slug":"bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/","title":{"rendered":"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA"},"content":{"rendered":"<h4>Bandhig aad u balaarran oo loogu magac-darey Bandhig-suugaaneedka Caalamiga ah ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa\u00a0 17\/11\/2018, \u00a0waxa uu si rasmi ah uga furmay hoolka Sayidka ee xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee \u00a0magaalada Jig-jiga.<\/h4>\n<h4>Bandhiggaan oo ah midkii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Madax ka socotay Dowlad-Deegaanka Soomaalida, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Abwaanno, qoraayaal, Ehelada Sayidka, Ehelada Darwiishkii weynaa Ismaaciil Mire iyo Ehelada Garaad Wiil-Waal, \u00a0marti ka kala socotay magaalooyinka Muqdisho, Jabuuti, Hargaysa, Kismaanyo, Garowe,\u00a0 Soomaalida Qurbaha, Salaadiin, Isinno, Garaady iyo dadweyne aad u fara badan.<\/h4>\n<h4>Furitaankii bandhiggaas ayaa hadal uu munaasabdaas ka soo jeediyay Wasiirka Madaxtooyada Dawlad-Deegaanka Soomaalida Md,\u00a0 Cabdirisaaq Sh. C\/raxmaan waxa uu \u00a0madashaas ka aqriyay salaan iyo fariin uu ka siday Madaxweyne Mustafa, waxaana uu caddeeyay Madaxweynahu inuu \u00a0jeclaa ka soo qayb-galka \u00a0bandhiggaas hase yeeshee \u00a0fursadda ay u saamixi weyday.<\/h4>\n<h4>La-taliyaha Madaxweynaha\u00a0 Sh. Ibraahin Maxamed Xuseen oo ku hadlayay\u00a0 magaca\u00a0 qaban-qaabiyaasha bandhiggaas\u00a0 ayaa si kooban u uga hadlay ujeeddada bandhigga, waxaana uu halkaasi uga mahad-celiyay\u00a0 dhamaan martidii ka soo qeyb gashay bandhigaas.<\/h4>\n<h4>Qoraaga Axmed Faarax Cali (Idaajaa) oo isna ka hadlay \u00a0munaasabdaas ayaa si qoto dheer uga sheekeeyay\u00a0 taariikhdii Sayidka, waxaaan uu fagaarahaas ka akhriyay qaar ka mid ahaa gabayadii Sayid Maxamed C\/lle Xasan.<\/h4>\n<h4>Bandhiggaas ayaa qeyb waxaa ka ahaa Buuggaag fara badan oo madashaas lagu soo bandhiggay, waxaana buuggaataas ka mid ahaa \u00a0Diiwaanka Sayidka &amp; Taariikhdii Daraawiishta.<\/h4>\n<h4>Bulshada \u00a0magaalada Jigjiga ayaa si diirran u soo dhaweeysay bandhig suugaaneedka ka socda magaaladooda, waxayna \u00a0sheegeen in arrintaas ay horseed u noqoneyso is dhexgalka ummadda Soomaaliyeed &amp; kobcinta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1002\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46310772_2172208863001689_5884683246578434048_n-696x522.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46310772_2172208863001689_5884683246578434048_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46310772_2172208863001689_5884683246578434048_n-696x522-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1003\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46439241_10156445714439475_7054157400525242368_n.png\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46439241_10156445714439475_7054157400525242368_n.png 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46439241_10156445714439475_7054157400525242368_n-300x225.png 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46439241_10156445714439475_7054157400525242368_n-768x576.png 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4>Warkaan waxaa magaalada Jigjiga ka soo dirtay:-<\/h4>\n<h4>Xoghaynta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)<\/h4>\n<h4>Seynab Xaaji Axmed (Ugbaad) oo ka mid ah marti sharafta<\/h4>\n<h4>ka qeyb-galeysa bandhiggaasi Caalamiga ah<\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhig aad u balaarran oo loogu magac-darey Bandhig-suugaaneedka Caalamiga ah ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa\u00a0 17\/11\/2018, \u00a0waxa uu si rasmi ah uga furmay hoolka Sayidka ee xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee \u00a0magaalada Jig-jiga. Bandhiggaan oo ah midkii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Madax ka socotay Dowlad-Deegaanka Soomaalida, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1002,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhig aad u balaarran oo loogu magac-darey Bandhig-suugaaneedka Caalamiga ah ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa\u00a0 17\/11\/2018, \u00a0waxa uu si rasmi ah uga furmay hoolka Sayidka ee xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee \u00a0magaalada Jig-jiga. Bandhiggaan oo ah midkii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Madax ka socotay Dowlad-Deegaanka Soomaalida, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-11-18T09:05:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-11-18T09:12:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46310772_2172208863001689_5884683246578434048_n-696x522.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA\",\"datePublished\":\"2018-11-18T09:05:34+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-18T09:12:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/\"},\"wordCount\":298,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/\",\"name\":\"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-11-18T09:05:34+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-18T09:12:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhig aad u balaarran oo loogu magac-darey Bandhig-suugaaneedka Caalamiga ah ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa\u00a0 17\/11\/2018, \u00a0waxa uu si rasmi ah uga furmay hoolka Sayidka ee xarunta Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee \u00a0magaalada Jig-jiga. Bandhiggaan oo ah midkii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Madax ka socotay Dowlad-Deegaanka Soomaalida, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-11-18T09:05:34+00:00","article_modified_time":"2018-11-18T09:12:17+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46310772_2172208863001689_5884683246578434048_n-696x522.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA","datePublished":"2018-11-18T09:05:34+00:00","dateModified":"2018-11-18T09:12:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/"},"wordCount":298,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/","name":"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-11-18T09:05:34+00:00","dateModified":"2018-11-18T09:12:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-suugaanta-sayid-maxamed-c-lle-xasan-oo-ka-furmay-magaalada-jig-jiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BANDHIG KU SAABSAN SUUGAANTA SAYID MAXAMED C\/LLE XASAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIG-JIGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1001"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1001"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1006,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1001\/revisions\/1006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}