Erey Bixin Archives - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA

Barasare Cabdalla Mansuur oo soo Bandhigay Cilmibaaris la Xariirta Casriyaynta Af Soomaaliga (Ererybixinta)
The post Barasare Cabdalla Mansuur oo soo Bandhigay Cilmibaaris la Xariirta Casriyaynta Af Soomaaliga (Ererybixinta) appeared first on Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA.

Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada
Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah looga xoojin lahaa af Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen madaxda Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka midowga dugsiyadda G/Banaadir ayaa 22/7/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay nasiibdarro tahay in maadada af Soomaaliga ee lagu qaato dugsiyada waxbarashada dalkeenna in la geeyo maalmaha ugu dambeeya ee toddobaadka iyo xisadaha ugu sii dambeeyo ee maalmahaas, waxaana uu soo jeediyay in afkeenna hooyo mudnanatiisa la siiyo, isaga oo maamulka midowga dugsiyadda ka codsaday in maaddadaas la keeno maalmaha hore ee toddobaadka.

Guddoomiye ku xigeenka midowga dugsiyada G/Banaadir Cabdinuur Cali Maxamed oo isna halkaas ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan soo jeedinta Guddoomiyaha AGA, waxaana uu caddeeyay inay arintaasi ka shaqeyn doonaan, isaga oo ku celceliyay inay midowga ka go’an tahay sidii uu AGA ugala shaqeyn lahaa in af Soomaaliga lagu soo celiyo meeqaamkii uu ku lahaa goobaha maamulka iyo waxbarashada.

Kulankaasi waxaa goob joog ka ahaa madax ka kala socotay AGA iyo midowga dugsiyada G/Banaadir.

The post Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada appeared first on Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA.

Prof. Cabdalla Mansuur: “Maxaa ereyga ‘akademiye’ looga dhigi waayay erey Soomaaliyeed?”
Intaanan ka jawaabin weyddiintan, bal marka hore aan wax yar dad xasuusinno 4ta hab ee loo adeegsaday erybixinta Soomaaliyeed.

1-Waxaa la abuuray ereyo lammaanan, oo aan horay u jiri jirin, kuwaasoo ka kooban labo ama in ka badan erey, oo wadajirkooda samaynaya micna cusub, oo ka duwan midka asalka ah, sida:

ilays+raac > ilaysraac (phototropism),  kul+beeg > kulbeeg (thermometer)

hidde+sid+e > hiddaside  (gene), il+ma+qabato > ilmaqabato (microscope)

2-Erey jiray oo lagu lifaaqay dibkabe (-e, -ee, -tooyo, -aysi iwm) si uu u sii ballaarto ereygaa micnihiisi hore, sida:

agaasin + e > agaasime (director), jihee + ye > jiheeye, (compass), madax + tooyo > madaxtooyo  (presidency), dukaan +aysi > dukaamaysi,  (shopping) iwm.

3-Ereyo aan waxba laga beddelin qaabkooda, oo micnahooda la ballaariyay, kuwaasoo la xiriira dhaqanka miyiga, oo micnahooda meelo uga eg ereyada cusub ee shisheeye, kuwaasoo lagu kordhiyay micno kale ee cusub, sida:

unug (cell) wax aan hore u jirin oo la curinayo, billawga ugu horreeya.

dhig (meridian) ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal Soomaaliga lagu dhiso

4-Ereygii loo waayay in lagu Soomaaliyeeyo 3daa hab ee aan kor ku soo xusnay, amaba ah erey caalami ah, waxaa la qaatay ereygaa oo sidiisa ah, isagoo la waafajinayo codaynta af Soomaaliga, sida:

fisikis, akademiye, naxwe, juqraafi, ogsijiin, farmasi, barnaamij, fan, kosaayn, kimistri, siyaasad iwm.

Sideedaba, way adagtahay in la arko af aan lahayn ereyo laga soo ergaday af kale. Ka soo qaad afafka reer galbeedka, waxaa ka buuxa ereyo ay ka soo ergadeen af Carbeedka, sida:

Af Ingiriisiga: sugar/Talyaaniga: zucchero (السكر); Ing.: coffee/Tal.: Caffe/ Finnish: kahvi (قهوة); Ing. alcohol, Tal. alcol;  (الكحول); Ing.: cotton/Tal.: cottone (قطن); Ing.: chemistry/ Tal. Chimica (الكيمياء)

Xitaa, af Carbeedku wuxuu leeyahay ereyo asalkooda ka soo jeeda af Ingiriisiga, sida: academy (أكاديمية), oxygen (أكسجين), scenario (سيناريو،), televisión (تلفاز), geography (جغرافية)

Haddaba ereyga Akademiye,  oo ka mid yahay ereyada caalamiga ah, oona loo waayay erey Soomaaliyeed ee lagu beddelo, haddaynu haatan niraahno aynu beddelno, maxaan ka yeelnaa boqollaalka erey magaalo ee shiisheeye ee ka mid noqday qaamuuska af Soomaaliga, sida: shaati (Imgiriisi), baasto (Talyaani), rooti (Hindi), sarkaal (Iiraani), bariis, canjeero, sambuus, moos, timir, magaalo, beled, suuq, raadiyo, telefon,  diyaarad, miis, xisbi, xafiis, askari, wasiir, batari, kursi, digsi, dowlad, waddani..

Sida horayba loo yiri: “Miro guntiga kugu jira looma daadsho mid geed saaran”, inta aan ku dadaali lahayn beddelaadda ereyadaas hore, oo waqti aan iskaga lumin lahayn, sow kama habboona in xoogga la saaro baadigoobka ereyo u dhigma ereyada casriga ah ee aadka u fara badan, oo weli u ooman af Soomaaliga? Ereyadaas waxaa ka mid ah:

Model, oral tradition, mentality, jam, evolution, software, digital, electronic, icon monotonous, context, footnote, workshop, kayboard, parking, display, workshop, mouse, overview, sidewalk, display, fashion

Erey la kari waayay in lagu beddelo erey Soomaaliyeed, in sidiisi loo qaato dhib ma lahee, waxaase aan habboonayn in ereyo shisheeye lagu beddelo ereyo Soomaaliyeed ee horay u jireen, sida ereyada soo socda ee shisheeye oo ku dhow in ay barabixiyaan kuwa Soomaaliyeed ee ku ag qoran.

Luqad = af; iskuul = dugsi; milix = cusbo; beed = ukun; ok = hagaag, kifaax = halgan; seminar = tababbar; wiig = toddobaad; barber = timajare, restaurant = makhaayad iwm.

Intaa, waxaa ka sii daran markaad aragto in aqoonyahannada, siyaasiyiinta, culimada diinta iyo dadweynaha kaleba ay caadaysteen, in aad u yar mooyee, in tirado sanndka lagu sheego af Ingiriisi uun. Waxaa la yaab leh, oo ayaan darro ah in la la‘yahay cid, tiradii af Soomaaliga sidaa loo dayacay, ka dhiidhido, haddana laguna doodo hal erey shisheeye oo af Soomaaliga ka mid noqday.

Qore: Prof. Cabadlla Cumar Mansuur

The post Prof. Cabdalla Mansuur: “Maxaa ereyga ‘akademiye’ looga dhigi waayay erey Soomaaliyeed?” appeared first on Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA.

Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin
Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo la hadlayay 911 arday oo dhammaystay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Somaville ayaa ugu hambalyeeyay ardaydaas guusha ay ka gaareen waxbarashadooda.

Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ardaydaas la hadlayay shalay oo ku beegneyd 25/11/2020, ayaa si cilmiyaysan uga warramay qiimaha ay leedahay waxbarashadu, waxaana uu hoosta ka xarriiqay in Jaamacadda Somaville ay ka mug weyn tahay sidii uu filayay, isaga oo Jaamacaddaas ku bogaadiyay in ay soo saartay aqoonyahanno kala duwan.

“Maamulka iyo macallimiinta Somaville waxa aan u soo jeedinayaa inay iska daayaan isticmaalka ereyga Qalin-jabin, waxaana talo ahaan la wadaagayaa inay qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran lahaayeen Qalin-jabin, marka la dhammeeyo qeyb ka mid ah waxbarashada ma aha in qalinka la jabiyo ee waa in qalinka la badeshaa, si waxbarashada horey loogu sii wado, fadlan qalinka ha laga daayo jabinta, waxaana idiin soo jeedinayaa in aan qalinka la tuurin oo la sii wado” ayuu yiri Dr. Afrax oo caddeeyay sidaan oo kale inuu horey jaamacado kalana uga sheegay arrintaasi.

Guddoomiyaha AGA ayaa soo dhaweeyay qorshaha cusub ee Jaamacadda Somaville ee ku aaddan inay bilaabayso qeyb cusub oo la xiriirta barashada daraasaadka Soomaaliga (Somali Study), waxaana uu halkaasi ka ballanqaaday in ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay gacan ka siin doonto barashada aqoonta uu xambaarsan yahay Afka Soomaaliga iyo Suugaantiisa, isaga oo ka codsaday Somaville in ay hormuud uga noqoto jaamacadaha kale ee dalka darsidda Afka-Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa.

Warbaahina AGA | Muqdisho

Email: Info@aga.so

The post Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin appeared first on Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA.

Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga
Taariikh, Dhaqan iyo Hiddo aad u fac weyn ayuu xambaarsan yahay af walba oo ka jira dunida, hantida ugu qaalisan ee ummad kasta ay ku faanto waa afkeeda, astaamaha ugu caansan ee shucuubaha caalamka lagu kala sooco waa afka ay qolo walba ku hadasho.

Culumada Dunida waxay rumaysan yihiin in afku uu yahay shey Noole ah oo Dhasha isla markaana Gabooba, haddii aan la daryeelina geeriyoon karo, nasiib wanaag afka Soomaaliga oo ka mid ah afafka ugu  hodonsan caalamka ayaa  maalin kasta waxaa ku soo  kordho  erey-bixin cusub  oo macno aad u qoto dheer ka tarjumaysa.

Qoraaga sheekadii caan baxday ee Maana Faay Dr. Maxamed Daahir Afrax ahna Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)  ayaa xilliyo kala duwan waxa uu afka Soomaaliga ku soo biiriyay erey-bixin cusub, ereyadaas oo isugu jira qaar si baahsan loo bartay iyo kuwo aan si weyn u fidin.

Ereyada caanka noqday ee qoraagaasi uu hal-abuuray waxaa ka mid ah DAAH-FUR, Ereygaan macruufka ah waxa uu qoraagu hindisay horaantii Sagaashameeyadii, waxaana markii ugu horeysay loo adeegsadey Bandhigii buuggaagta oo ay  Somalipen ee ku qabatay magaalada London.

Ereyada kale ee Dr. Afrax laga bartay waxaa ka xusi karnaa AQOON WADAAG, QALINLEY & BANDHIG BUUGGAAGEED  oo markii Koowaad loo adeegsadey  Carwadii buuggaagta ee lagu dhigay wadanka Sweden,  erey bixintaas ka hor waxaa la isticmaali jirey Book Fair.

Hal-abuurka ereyadaan iskama imaanin hase yeeshee waxaa keentay baahi loo qabay helitaanka ereyadaas, amaan iyo bogaadin ayuu mudan qoraaga sheekadii Maana Faay bacdamaa uu afkeena hooyo  ku soo kordhiyay ereyo cusub oo waxtar balaaran u yeeshay afka Soomaaliga.

The post Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga appeared first on Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA.

Ku dhalo, ku dhaqo, ku dhaado afkaag hooyo
Hal ku dheggaan  la yiraahdo Ku dhalo, ku dhaqo, ku dhaado afkaaga hooyo waxa uu ka mid yahay hal ku dhigyada Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), waxaana lagu soo bandhiggay sannad-guuradii maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo ee 21 Febraayo 2016

The post Ku dhalo, ku dhaqo, ku dhaado afkaag hooyo appeared first on Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA.